Caro ka dhalatay Haweeney cunug ku dhax dhashay beerta Uhuru Park (Daawo Sawirada)

Dadka isticmaala baraha bulshada dalka Kenya ayaa si weyn u hadal haya gabar hoy la’aan ah oo cunug ku dhax dhashay beerta xorriyadda ee Uhuru Park ee loogu tala galay in lagu nasto . Baraha bulshada ayaa lasoo dhigay qoraalo dowlada lagu dhaliilayo oo ku aadan in ay wax u qaban waayeen gabadha hoy la’aanta aheyd … Continue reading Caro ka dhalatay Haweeney cunug ku dhax dhashay beerta Uhuru Park (Daawo Sawirada)